VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftan - Lyrics

qalbiga samrayaa ku suga maankiyo sadrigaa ku taba hankaan kugu soohay kali waxaan ku sabaa xasuus adoo iga maqan sanado salkaan u dhigaa axdiga samiyo milgahauu gayaan xubiga siiyaa tix galin intaad saba dheer adigu ku sugnayd gacalo xiisihii ku siyaad bogoo sabaalo intaa ka badan naftaan iga siisanayn labada kalgacayl ka siman axdigu sahal kuma ahoo rajada nafta lagu sabay sareedo ku tiigsadaan anaa muxibada isidatiyo adaa ila qaba sahwiga bishiyo saaciyo aayaantuna sanado ku tahay sidayda intaad saba dheer adigu ku sugnayd gacalo xiisihii ku siyaad bogoo sabaalo inaa ka badan naftaan iga siisanayn
Queue is empty
-- / --