VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo - Lyrics

adaa qalbigayga ku qaayibanoo qudhayda runtii adaa qanciyee adaan qalanjooy kuu qoolanahoo nafaad qancisaa ku qaali tahee waxaan qirayaa hablaha qayrkaa ka qaalisantoo la qaayo ahayn jacayl qara laa qalbiga ku curtee i qaabil wallaal aan qoys noqonee qamuunyo midaan darteed u qabaay qumaati warmaha adigaa igu qodboo wadnaha qayb bad macaan qotontaa markaad qososhee dabnaha qaydaa ilmada quayoo hadana qarsdaa qurayshtii hablaay quluubtu xagaa jacayl qara laa qalbiga ku dhasheee i qaabil walaal aan qoys noqonee
Queue is empty
-- / --