VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo - Lyrics

mallaha rucub yahay dabayshu ruxdaa nasiib raagaybaa kusoo ridayee hadaad riya yahay rumoobi lahayd libtii ribataa i raaci lahayd rragaan ogahaa ka rayn lahaa raaxada noloshaan rafiiqi lahayn run baa sane waan riyaaiqi lahaa rabaa oge waaban raysan lahaa malaha rubad yahay rajada sugaysaa daruurtan rintaa roob kuu da,aysee hadaan ramad yhaw ris kuu heli lahaa caanahan aan rabaa raxaysan lahaa hankaan rigrigaa rakada kori lahaa rucdiga i dagaan ka diga rogan laa rugtaan tabayaan rixliga dhigan laa rabaa oge waaban raysan lahaa
Queue is empty
-- / --