VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux luu dhintaatahay - Lyrics

sida dhagaxu dahabiyo dhadhaab uu ukala yahay inta aadan wada dhalay ma sinee dhabcaaliyo qof dhamaysabaa jira asma dhool la moodyeey waxaad dumarka dheer tahay y dheehiyo hanaankiyo dhaqankiy asluubtoo kaa dhawr illaahay cebtiyo dhaliishoo kuma dhaafo wiil gobi ubadkaad u dhalaysiyo dhaxdin wiillka kugu hela raga kale nasiib dheere gobonimo u dhalashay dhexyareey ku aragtoo sidaan qabo dhabeelnimo adaa dumar ku dhaafoo dhabtii qaali baad taha y dheg kuumaqashay moooyee in kastoonan dhaayaha kugu qaban dhamayseey dhawr jeer warkaagaan maqlayee dhaguugoo dheemanay alleylahe ruux loo dhuntaa tahay ubad kaa u dhalaysiyo dhaxdin wiilka kugu hela raga kale nasiib dheere
Queue is empty
-- / --