VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saafi - Lyrics

sabankoo barwaaqa seerma waydo curatoo inta uu sinaan da,aay daqsinkii saraar bari kasoo saaray geedaha sayaxii duljoogaa sidoodii ka dhigan tahay sacaadada wanaagaa saatir gaar u siiyee magac kala sad roonee sucaad loo wanqalaye sunihi isllaamkiyo sama lagu barbaarshoo daganaanta socodkiyo saafi hadalka weedhaa sahwi baan ka qaadoo sambabkay ku taalaa samir qadan waayee sacaadada wanaagaa saatir gaar usiiyee magac kala sad roonee sucaad loo wanqalayee
Queue is empty
-- / --