VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ubax - Lyrics

ubaxyhoow ku yaal usha quruxda badan ila wada xareedaa xididada arooraa oogadaada sare irmaaneeyayoo buuraha agtaadaa hadhka kugu ilaashee ufada iyo dabaylaha awood kaaga celiyee afkiyo baalaha furoo ka farxo insaankoo iftax yaa sahar ubaxyahoow ku yaal dhulka aragsanka ah indha jira xagaagaa aragtida qushuucdaa kusoo ulonayoo eegmadaa rabee nolaha agtaadaa udgoonkaagu gaadhee ajashii haraadaa kugu on baxaysee afkiyo baalaha furoo ka farxi insaankoo iftax yaa sahar
Queue is empty
-- / --