VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan maalno hashayna - Lyrics

Aan maalno hasheena Maandeeq Waa maalin muran iyo makeeki hadhee, Waa maalin Ilaahay maansheeye Aan maalno hasheena maandeeqee Magowdo candhadii gollaha marisee Aan maalno hasheena maandeeqee. Dhaaxaan murug iyo haraad mudanee Maantay curatoo maataanaysee Aan maalno hasheena maandeeqee Magowdo candhadii gollaha marisee Aan maalno hasheena maandeeq. Waa maalin duco iyo bil Ramadanee, Waa maalin Ilaahay oo magac lee Aan maalno haheena Maandeeq Ma jiro maanta midab gumaysige, Waa maalin caddoon madoobaynee Aan maalno hasheena Maandeeqee Magowdo candhadii gollaha marisee Aan maalno hasheena maandeeqee. LYRICS BY Zainab Gurey
Queue is empty
-- / --