VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balag - Lyrics

Waan bukaanahay waa bisteeyeeyoo ba anaa kal gacalku soow baxnaanadaadii bishii qureheeyd sanad kama badnaann allahayoow cid ii bixi Balag baa la Lulay waa boqol kunoo meyl halka layga baaqee jacaylku iga baahee...2 Bari kale u dhoooftee..2 badnaharay sideeba kula baadi doonaa..2 hadaan baalal leeyahay barri. sooma duuleen hadaan baaxad leeyahay bada. soma jireen..2 soo bilic haldhaaley barta ay ku nooshay kuma waabariisteen allahayow. cid ii bixi..2 Baholyohowga cashaqu siduu ii bariisaday baxaa dag moyee hurdo kuma bariistee...2 Durjoogtiyo ugaadhiyo...2 baroordiiq shinbirahaa igu soo bariidshee....2 hadaan baalal leeyahay barri. sooma duuleen hadaan baaxad leeyahay badda. soma jireen..2 soo bilic haldhaaley barta ay ku nooshay kuma waabariisteen allahayow. cid ii bixi..2
Queue is empty
-- / --