VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawl ku dhaqaaqa - Lyrics

Dherer iyo laxaad iyo Dhumuc buu nasiiyoo Ilaahbay nadhameeyee X2 Wax inaynu kudheef Naa xoogaan laynogu Dhiibee ilaah bayna Dhameeyoo ka abaal Ka dhacnee x2 Hool ku dhaqaaqa Inaga dhimanee Hool ku dhaqaaqa Hool ku dhaqaaqa X2 Dhedig iyo labood Hool ku dhaqaaqa Dhalinyariyo waayeel Hool ku dhaqaaqa X2 Nimaan dhididini Mahelo dheefee Dhididaay dhambala Ciido ku dhuftaay ku Dhuftaay X2 Dhool gubaa onkodoo Dhan walba ka hilacoo Wuu dhameeyay dhulk- Eena X2 Wax inaynu kudheef Naa xoogaan laynogu Dhiibee ilaah bayna Dhameeyoo ka abaal Ka dhacnee x2 Dhedig iyo labood Hool ku dhaqaaqa Dhalinyariyo waayeel Hool ku dhaqaaqa X2 Nimaan dhididini Mahelo dheefee Dhididaay dhambala Ciido ku dhuftaay ku Dhuftaay X2
Queue is empty
-- / --