VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ii dhameey Alahayow - Lyrics

wakhti aan dhawaystaa igu dhaga adkaadoo hawl iyo dhi baataa dhiididka iga shubayee waan dheelala laabaa oon dhaxanta duuraa allahayoow dhabada cagta saaraa dhashayoo aduunyadan kama helen dharaar qudha allahayow waxan dherarsanayee iidhamee allahayoow adi kuguma dheeree dhudhun iyo laaxaad iyo dhaayaha anoo qaboo waxba iidhinanynban talo dhaadi waayee
Queue is empty
-- / --