VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mowlihii na uumaa - Lyrics

Midab wacanidaadan iyo Ani maal la’aantaydan Waa labo aan midoobaynoo Meel wada dagaynee Mawlihii na uumaan La magansanaynaayee Weligaa ha murogoon Muddo ma leh adduunyadan Iyo maalmo dhaadheeroo Kii manta haystaa Berituu ka madhanyee Mawlihii na uumaan La magansanaynaayee Weligaa ha murogoon Magool soo baxaaya iyo Mayaygoo da’aayaay Marwadii naftaydan Maaweelinaysaan Mawlihii na uumaan La magansanaynaayee Weligaa ha murogoon
Queue is empty
-- / --