VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin Samir badan - Lyrics

Ilaahay Nin samir badan Silic kuma ilaaboo Saxriir ma galiyee Sidaa waxaa markhaati ah Suuradaha Quraankee La inagu sifeeyee Salaada iyo sunahah Soonka iyo Zakada waa inaan la sii deen ILaahay nin samir badan Calafkii ma seedshoo Cidi kama sad badisee Sidaa waxaa markhaati ah Suuradaha Quraankee La inagu sifeeyee Salaada iyo sunahah Soonka iyo Zakada waa inaan la sii deen ILaahay nin samir badan Toobada ma seedshee Cadaab laguma sooree Sidaa waxaa markhaati ah Suuradaha Quraankee La inagu sifeeyee Salaada iyo sunahah Soonka iyo Zakada waa inaan la sii deen
Queue is empty
-- / --