VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa dhintaa waa dheelmadaa - Lyrics

waan dhintaa waan dheelmadaa dhaayahaygaan ka jeclaa waan dhaqaaqay hadaad i idhi dhagar islaam baan soo duwaa ayaan wanaagsan wehel isiiya walaalayaal aheey way walaalayaal wacadkii iyo waajibkii walaalwayaal wadadii samayd markaan ka weecday anaa is waday anaa is wiiqoo weerkaa is dhigay ayaan wanaagsan wehel isiiya walaalayaal ahey way walaalayaal wiiqmayee weedhay itidhi wahsadoo waaxyaha igo,ay anuu wanaagodan wadee wehel la,aan bay igu wadaan ayaan wanaagsan wehel isiiya walaalayaal ahey way walaalayaal wahsadee warkanaan maqlaa weecsanee wadnaha i qabtee hadaan ku waalani ku waabiyee waa inaan waantoo ruux wayn noqda ayaan wanaagsan wehel isiiya walaalayaal ahey way walaalayaal wanaag nin diido wadkii tahoo xumaha waalidkoo wanaagsanyee waayaan arkiyo wax iga dhinaa naftaydii waaniyo wax u taree ayaan wanaagsan wehel isiiya walaalayaal aheey way walaalayaal Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --