VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dartaa - Lyrics

haddii deeyr barwaaqaa dalkoo wada idleeysoo nin waliba docduu rabo dareen li'i kujoogoo darartuna ku badan tahay duurjoogtana hawdkunaa duunyada ka badan tahoo duhurkii markii tahay ay dhex daaqdo xoolaha adna nabar damqaayiyo diihaal qalbiga jiray dawadiisii noqotee anna ubaxa doorkaa dartaa baan u lulayaa sideey dintu leedahay ruuxii dunida waraaa duruufaha adduunkiyo damaashaadka raaxaduu waa ukala danbeeyàan danta naga shaxaysana samiriyo dulqaadiyo daacadiyo kalsooniduu dabiibkeeda weeyàan adna nabar damqaayiyo diihaal qalbiga jiray dawadiisii noqotee anna ubaxa doorkaa dartaa baan u lulayaa
Queue is empty
-- / --