VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

Deeqaa Dabci wanaageey Darmaantii iqaadee Dookhaygu raaceaay Degganidaa asluubtiyo Daymada xishoodkaleh Midduu daa'im siiyaaay Naftaydaa kuu daacadee Soo duruq duruq duruq Farxad wada dakeeynee Dugsi lama huraaneey Dummar taan kadoortee Maankeeyga deeqdaay Dareenkii naftaydaay Middiii aan daraaddeed Hablahaaba u daayaaay Naftaydaa kuu daacadee Soo duruq duruq duruq Farxad wada dakeeyneee
Queue is empty
-- / --