VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaanka - Lyrics

dhankaaga wanaagsan marka aad i horjoogtid sida heega daruura oo kaliishi hilaacay ayaan kuu handabaayo aawadaa u haraaday hawlbaa i badoo habaabay oo habaabayee hilow waxaan aan hanti leeyahay adna kaa hakan maaye haweeno dhan aday adiga iigu horeeyay waa inaan ku helaayo cidna ha igu halayn hawlbaa i badoo habaabay oo habaabayee hilow dhankaaga wanaagsan marka aad i horjoogtid sida eega daruura oo kaliishi hilaacay ayaan kuu handabaayo aawadaa u haraaday
Queue is empty
-- / --