VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi Ilawadaag - Lyrics

inta dumar mar xidhatee ku xaydaaran dunidiyo xaawalayda oo idil xaqiiq taan ka doortaay xididada wadnaha iyo xuubkayga beerkiyo xinjiraha waraabshiyo xubin iga midaa tahee xiskaygaa ku tabayee xasuus baad ku reebtee xubi aan wadaagnee xilahaygii ii noqo naftan kuu xayiranoo dumar kale xodxodanee kaligaa ku xulataa xal u raadiyaa in xariiq ku gaadhtiyo xumo kaa ilaashoo xushmad aan dhamaaiyo xurmo kuu hayaa wali xiskaygaa ku tabayee xasuus baad ku reebtee xubi aan wadaagnee xilahaygii ii noqo
Queue is empty
-- / --