VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladnaan - Lyrics

laba xuuble yeeliise ma laasimay tubtaan rabay ha laablaabyo badatee libintii ma gaadhnee lur kastooy ahaataba ma la i liiicin kari waayee alleylahe liiibaanee imikaan ladnaanoon libintii haleelnoo inagoo lamaana ah isku laba ahaanoo laaba is galinee ma lugo,ay diraaluhu ma la qaadan waydoo laydhii jacaylkuna ma ku laashay meel fog laqanyadii jacaylkuna maku loodin waydoo maku leexin waydee imikaan ladnaanoon libintii haleelnoo inagoo lamaana ah isku laba ahaanoo laaba is galinee
Queue is empty
-- / --