VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aano jacayl qabaan runta diid lahaa - Lyrics

in badan baan riixi lahaa jacaylka ragaadiyoo wuxuu raagaba maruun inuu gudho raadiyo indhaha ka rid baan lahaa ka bi,i raad baan lahaa halkaa rubada qalbiga jacaylku ku reebayoo rifoo raaf baan lahaa anoo rajo quus ahaa rafaadka i haystiyo xogtaan boholaha ku riday midii iga soo ruxdee e jacayl igu raacdayee halkaa rubadaad ku taalaa intaad ruc meel ku taal rakada sare aan dhawayn ishaada la raaci lahayd naftaada ka reeba oo ka diga rogo baan laha quluubtu waxay rabtaan ha raadine joog lahaa anoo riiqdii jacayl qabaan runta diid lahaa anoo rajo quus ahaa rafaadka i hayysta iyo xogtaan boholaha ku riday midii iga soo ruxdee jacayl igu raacdayee halkaa rubadaad ku taal
Queue is empty
-- / --