VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyo - Lyrics

Wakhtigoo mar gudhanbaa Mar godladaa Barwaaqoo Waa Giraan Aduunyadu Hadba Galinba Caynee Dadka ruuxa gacan madhan 2× Inkastuu go cawlani Garabkiisa sudhanyahay Yaanu waayihii gabay Kugu odhan gob maahoo Waxad galinba aragtiyo Hadba dhaayo guudkoo Yay garasho hada garashoo Kaa noqon Gobonimo hawada bidin Ruuxaad galab isbarateen Hana moodin gacalkaa Guushaada guushaada Guushaada ruux neceb Adigoo gargaar biday Ruuxa gacan ku siin kara Abaal maanta uu gabay Bari yaanu kuu galin Cimrigiyoo gugagiyo garaadkaaga Garaadkaaga kaashoo Gurac hadalka haw odhan Haku waayin ruux goba Eray uuna kaa gayin Lyrics by Abdirahman Mahamuod
Queue is empty
-- / --