VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alalaas - Lyrics

alaalska baxayaa wa aroos waa laba odoros jacayl waa laba mabaqaaday guur waa laba asluub edab iyo xidhood lagu dhalay akhlaaq indhihii kalgacal la ilmay jiraa farad ololyee waa ugub jacayl iyo ubax dhigood waa aqal jacayl iyo udub dhigee alaalaaskan baxayaa waa aroos waa laba kalgacal unko waa laba isu uur fayoow waa laba aqoon nasiib iyo ayaan uga dhigay illaah indhihii kalgacal la ilmayn jiraa farad ololayee waa ugub jacayl iyo ubax dhigii waa aqal jacayl iyo udub dhigii
Queue is empty
-- / --