VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Booqasho - Lyrics

walaalo bahoobay iyo barbaarta markaan ahayn adaa bilawgii jacayl laabtayda ku beerayooo bilaash uma heesayee bastay baan ahay kalgacalka badbaado allaa hayee baxnaaani naftaydanoo maraad soo booqataba ha baylihin wada jirkee adaan kuu baahanoo bogayga wali ku taba hadaad iga baaqatana dareen igu sii bataa wadnaha ku butaacayoo balaadhiya nabaradee badbaada alla haye baxnaani naftaydanoo maraad soo booqataba ha baylihin wada jirkee
Queue is empty
-- / --