VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cisi - Lyrics

cimilada gugu waxay caan ku tahay hadii aan cabiro cirka oo day hogol curatay cosbko baxay dhulkoo cagaarlo cudkiina dhalay dad is caashaqoo cindiga iska raba lama kala ceshee ee waa la caawiyaa hadii lays calmado ceeb maaha oo caadi waaye oo dookho waa cajii cawaaba waa aroos la cadeeyo loo ciyaarayo cumar iyo huday caano wada dhamo cidhib barako lo cisi ku aqal gala caruus lagu farax sanyo caafimaad qab helo cimri dhareer helo casiis guusha idin sii dad is caashaqoo cindiga iska raba lama kala ceshee ee waa la caawiyaa hadii lays calmado ceeb maaha oo caadi waaye oo dookho waa cajii cawaaba waa aroos la cadeeyo loo ciyaarayo cumar iyo huday caano wada dhamo cidhib barako lo cisi ku aqal gala Lyrics by Maxamed Cabdilaahi Xuseen
Queue is empty
-- / --