VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalo - Lyrics

daaloo barwaaqa naftu doogsnaysaa kuu daawadaayoo dayr curatay dhibicdeed ku da,aysa shiikh baad daymadoda leedahay dagmo iyo aroosiyo raaxo lagu dakeeyaba daa,im ha ina siiyee ha daayicin axdiga xidhan diihaalka soo maray dadku ay ka yaabeen daadihi jacaylkoo caashaqa daryeelo ka ilaali daranyada dagmo iyo aroosiyo raaxo lagu dakeeyaba daa,im hayna siyoo
Queue is empty
-- / --