VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobonimo - Lyrics

gubaa noo da,oo gobonimo haleelne maandeeqdii gudhnayd gandi waxay qabtaba maantay godol mugawday gabaayoo xilaa mudaan gabaluulayoo gayigaan la lulmay dib usoo gartoo gobonimo yabaashoo dawlad gaara baan ahay geesiyo soo halgamay baa guushii haleeloo gobonimo gardaadshee gacal kala maqnaabaa gacanta isku haadshooo nin ba wuxu galaa loo garanayaa gobonimada daadihi gaban mayno maantee guud saro ahaw xusuus gaarahoo marna iga go,ayn baa ii gaarahoo allahayoow kii u go,ayna gobonimada naxariista gaadhsii
Queue is empty
-- / --