VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawraar - Lyrics

marlay ma halmaamo ruux markuu caashaqu hantiyo naftiiisa hogaamiyee sidiihogol soo da,diyoo sidaa tahay kali haween kalgacal ma igu hoorayoo hadaan kula joogiyo hadaan kaa dhaxo habeen sidaad ugu heelan tahay ayaa niyada u habtoo u nooshahay hanaqadee adaa haybad wacanoo hawraartii aan ku idhi hubso oo ha ilaawinee ayay kula hawl yaraan marlay ma hungawdo laba markiuu hibashada cishqiga naftiisa hanuuniyee sidii hoobaan soo baxdooo qalbiga u hilaacdoo indhahu ay halacsadaan hir dheer baan ka arko hamuun baan kuu qabaa haraad na ma daayo ruuux biyaha jeer uu arkee adaan kuu heelanahay adaa haybaad wacan lehoo hawraartii aan ku idhi hubsoo ha ilaawinoo yay kula hawl yaraan
Queue is empty
-- / --