VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil - Lyrics

la,aantaa miyaa nolol naawil karaa libin la,aantaa miyaan nabad ku nagaan farax nafta ruux daryeeshaa idileey ku noloow abidkaaba niyadsami idileey nacab kala dilkeenii idileey ka taliya nitaaqada cashaqeenan nabada yuu nabaro gaadhsiin la,aantaa miyaan naqa tiigsan karaa nasteexada la,aantaa miyaan niyad naasibi karaa guusha ifka nuur hilaacaa nasab aan ku dagayoo igu daray asiibkay idileey nacab kala dilkeeni idileey ka taliya nitaaqada caashaqenan nagida ah yuu nabaro gaadhsiin
Queue is empty
-- / --