VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiila - Lyrics

naftu saw jamiilaay horjoogaaga lama dhicin saw dookh i jitiyo dareen maanka jiifsaday jacaylkaagu kama curan ruuxdu saw agjoogiyo haka joogsan waa gobe jeer hore imay odhan jalaqsnida saw qurux qof ma tihid jamaal wacan ifka taan la jaaraay nafta kugu jaxaasaye jago maanka iga sii ruuxdu saw agjoogiyo haka jeedsan waa gobe jeer hore imay odhan
Queue is empty
-- / --