VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jayxaygii - Lyrics

Qof ku rabay ka jeedsiyo Mabba geyo ku joogsiye Jamashadu badhaadhiyo Waxay tahay jano kale qof ku jecely adoo jecel Aniguna jaleecada Geestaad iga jirtaabay Indhahaygu jiriyaan Iga dhaari jiifkana Qof jeelani ma sexdee saw johorodaydaay Jidhkaygu kuma tabo Jeexaygii midigeey Ima helin jir boholyaw Ubax jaadba jaadaan Boga kugu joojoo Jago waxad ku ledahay Meel aan hortaa jire Wali jaanta soo dhigin Wadnahaad jalbeebtiyo Jasasada Codkaagoo Qalbi kuu jaxaasmiyo Niyad ku jiljilicdaa Jaahaagu dhayayaa saw johorodaydaay Jiidhkaygu kuma tabo Jeexaygii midigeey Ima helin jir boholyaw Erayadi weedhsame codki boqorka codka bk music caamir lyrics by Apdivatah Hashi
Queue is empty
-- / --