Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Mohamed Bk heesta JIbaax Ft sahra Ilays Dajis Embed 64.8K Keedka: >

Fikradaada ka dhiibo heestan

JIbaax Ft sahra Ilays lyrics

jawhartii haweenkaay
ruuxuu jacaylkii
intu saaray jaanyahay
joogi karin la,aantaa

Lyrics by Masuul.com

jeexii wadnahoow
dhaaxaan jalaadoo
waaaqlada jibaaxoo
aawada u jeelee

waxa jaala noqotaa
farxad aad la jaartaa
qofay jamatay laabtu
qalbiguna dhankii uu jiro
2x

jaahaaga quruxda leh
intan jaho habaabay
aan jarmaaday socodkii
ehelkii dhamaan jaray

inaan joogo dhaxantii
jirdo gooyo roobkii
onkod igu jibaaday
igu hooray jaaqalada

waxa jaale noqotaa
farxad aad la jaartaa
qofay jamatay laabtu
qalbiguna dhankii jiro
2x