VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaba - Lyrics

kaskiyo kaa saaray maanka kalgaal hanku kuuma qabo kaydkii kuma lihid qalbiga kaligay caashaqaan qabiyo kuraii lagagoo wadnaha kolkuu kaalintaadii waayay kootada naftaan kuugu xidhay kal hore adigaan kasbanae kaaftoon qalbigaad rabtee ka kac kuma sama luladuye kobtaan hurdo lagu gam,ine kadliyo orodkii ka rayystay korkaaga jacayl i keena kaabaan heli kuugu ilaawo kuligood hablahoo dhaniyo korkaa cid ku doorsan aayo kashaad gabtay bay bogsiine kootada naftaan kuugu xidhay kal hore adigaan kasbane kaaftooon qalbigaad rabtee ka kac kuma sama luladuye kobtaan hurdo lagu gam,ine
Queue is empty
-- / --