VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kasoo kabo - Lyrics

qofaad u jeclayd si dhaba dhib iyo dheef qaybsateen dhankiisa hadii aad waydo waxaa kugu dhaca nugayl waxaan dhayal suuragalin dharaaraha kabashadee nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu kuu hayee cishqigu haduu maruun kaa dhamaaday ku dhaaf xiligi adkaayee heedhe aado huuno kasoo kabo dib u dhiciisii halkuu dhaawacay jacaylku intaad waday dhaymihiisa dhaqaaq qayrkaa dhaqmee inbaa dhab iyo dayaxaa dagee dhaqsoo gaadhsiina dhaaf dheeree ha isu dhiibin nacab nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu ku hayee cishqigu haduu maraan kaa dhamaaday ku dhaaf xiligi adkaayee heedhe heedhe kasoo kabo dib u dhiciiisii
Queue is empty
-- / --