VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kinsi - Lyrics

qurux iyo ilwaad dumar iishu ay ku doogsato qalbigna ku diirsado daayin baa ku siiyoo kinsi waa dun wacan tahay dookhaygibaad tahay dunidaba dhamaan dadba taan ka sahansaday dareen caashaq bay i wada dadab iy aroos wacan aan dabaaldag faraxnee kalgacaylka daadihi dabcigaaga dahabka daganidaada socodkiyo dabacsanida hadalkaa dumarkiyo haweenkaba da,daa aad ku dhaaftaye dabib baad u tahay rux dareen caashaq dagayooo ag joogaag door biday dareen caashaq bay i wada dadab iyo aroos wacan aan dabaaldag faraxnee kalgacaylka daadihi
Queue is empty
-- / --