VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laabtaada igu qabo - Lyrics

laafyahaaga socodkiyo lugaha talaabada aan luudheyn ciideee dhulka loo sameeyiyo ladaneey cabadhyahaa luquntaad qariyeee laxaw igu abuureee. sida aan u laabkacay adna ii labeeyo laabtada igu qabo lubigaaga igu qabo sida laanta dhabigoo laaleys ku taalo dhusha laacu qariyaa aragtidaad ku labotee. lahashada kalgacal kaleee markaan hiif ku waasho ladi ladi waayey jiifeee. lyrics by Mohamed Yussuf ·
Queue is empty
-- / --