VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma dhaafaan - Lyrics

maan dhaadin mana dhugan mana dheehan hdaneey midaan kula dhigoo nool ruuxaan dhaayo saaraad ugu dhaban qurxoontoo inta inan dhigaaga ah ugu garasho dheer tahay muuq dhararka joogiyo waxaa tahay ma dhaafaan rabi uu dhamays tiray ha dhibtoon ha dheeliyin illaahay dharaar qudha dhalanteedba kuma bado xubno dhiibsan iyo timo sinta gaadhay dhabarkoo hadba laydu dhinacyada u ruxayso dhufashda muuqa dhararka joogiyo waxaa tahay ma dhaafaan rabi uu dhamaystiray
Queue is empty
-- / --