VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolosha cusub - Lyrics

Nafyahay caashaquu ka gaday Qof kale caqlligeediyee Xasuus ku casuumanee Cidlada wehel moodeesaa Haa moodeesa cidlada wehel moodeesaa Ha caban waxaan kugu iri ha caban Ilmada cesho baan ku iri Naftana culi baan ku iri Caawana tasho baan ku iri Waqtigu wuu cararaayee Jacayl Loo caal helayn Ka jar kaba gooy calooshooo Nolasha cuusub soo dhaway Nafyahay calool waa ha noqon Nasiibkana ha u caroon Haduu calaf kaa ceshaday Cudooon way tagtayee ogow Kacubo waxaan ku iri Gayaanka calmo baan ku iri Ka daay qalbiga ku iri Mar uun ciil bax ku iri Waqtigu wuu cararaayee Jacayl Loo caal helayn Ka jar kaba gooy calooshooo Nolasha cuusub soo dhaway
Queue is empty
-- / --