VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qardhaas - Lyrics

anaad igu qaalitooo qaluubta waan ka jeclee qalbiga xumo ay iigu qaban naftana waad qaadatoo adaa qufishee xishee jacaylka dham oo qudhqudhi macaan amaley qudhqudhi jidhkaygaad qaybtoo qareen igu jiraa tahay qoyskii jirabaynu nee qardhaas caashaqa u xidho anaa qaba oo kalgacal ku qoofalay laabta oo quruxda noloshii habtiyay qof baa tahay qaayo loo anaa qalanjooy ku jecel ha qubin qaayahay kalgacal macaan amaleey ha qubin jidhkaygaad qaybtoo qareen igu jiraa tahee qoyski jira baynu nahee qardhaas caashaqa u xisho
Queue is empty
-- / --