VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruxba - Lyrics

gaari qurux u dhalatiyo sharaf ruux dhamaysaa dhuda laan gobediyo xariir baad ka dalatoo nasab dhawrsan baa tahay dhedig aynigaagiyo jawaahireey dhigaagaba dhif weeyaan aduunyada qofaan adiga jawaahireey kuu dhigo quruxbaa u dhalsho leh xaragaa u dhaqasho leh bilicbaa u dhugashoo leh seesj=kiyo dhismaha guri dhabeel baa u xilasho leh wajigaaga dheehiyo labeentii dhalaanimo wali ay ku dhigantiyo dhabankaaga curubta sida dheeman luul jawharad dhigeegii saw araga dhaayaha indhiiii ku dheehdaa jawaahireey naxariis ma dheefaan quruxbaa u dhalsha leh xaragaa u dhaqasho leh bilicbaa u dhugusha leh seeskiyo dhismaha guri dhabeel baa u xilasho leh
Queue is empty
-- / --