VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tasoobaye hala iga quusto - Lyrics

Jaceyl Tali yari ku beermay Taariikh xumadii iga raacday Sooyaalka ha igu taalo Talaabo dagdag u qaaday Sidaa kugu turantaroobay Tusaalo ha ii ahaato Intaa Samiyee tusmeeyay Sidaa ugu tacab qasaaray tursiimo ha Tartadu casharkee ii dhigtiyo Hadaan taalada dhacdada Ku taamilo qaadan waayo Tasoobayee, hala iga quusto Kalgacal togasho iyo xulasho Ku taabo qaadoo adkaaday Wanaag isa soo taraayee Tixgalin badan iyo Xaqdhowr Dareemo ku dalax tagoo Talmoonay kuwada darnaaa Waxii Samanoo Tisqaaday Hadaad ka talaabsatoo Go'aan  kaa fileen aad yeeshay Tartadu casharkee ii dhigtiyo Hadaan taalada dhacdada Ku taamilo qaadan waayo Tasoobayee, hala iga quusto
Queue is empty
-- / --