VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waah waah kasookabo dibudhicii - Lyrics

qofaad u jeclayd si dhaba dhib iyo dheef qaybsateen dhankiisa hadii aad waydo waxaa kugu dhaca nugayl waxaan dhayal sura galin dharaaraha kabashadee nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu ku hayee cishqigu haduu maruun kaa dhamaaday ku dhaaf xiligii adkaaye kasoo kabo dib u dhiciisii hankuu dhaawacay jacaylku intaad waday dhaymihiisa dhaqaaq qayrkaa dhacmee inbaa dhabtii dayaxaa dagay dhakhsoo gaadhsiina dhaaf dheeree ha isu dhiiibin nacab nafyahay soo dhabar adaygtay dhaaxuu ku hayee cishqigu haduu maruun kaa dhamaaday ku dhaaf xiligii adkaaye kasoo kabo dib u dhiciisii
Queue is empty
-- / --