VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaawo - Lyrics

markay talo xaal adkayd dantiyo xilugna gudhnaa adaa dhibka ii xamilay adaa xagal daac ka jiroo naftana xasilooni baray adaa dada ii xigee miyaan ku xumayn karaa marnaba xaawaay anigu inaad tahay rux xurmiyo xil iyo iga mudan xaqdhawr qalbiga uga dhigay xerona xaawaay waliga ogoow xigtooy waligaa ogoow markaaan kugu xidhay duntaa xoorkii dhamay caashaqoo xujiyo ka bogsaday hantaaq adoon ii laab xalnayn xiiso noloshu iima le wuxuu xasilaa jacayl lur iyo ka xorooba hawl markii laga jiro xumaha inaa tahay ruux xurmiyo xil iyo iga mudan xaqoo qalbiga uga dhigay xerona xaawaay waligaa ogoow xigtooy waligaa ogoow
Queue is empty
-- / --