VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaq mudan hooyo - Lyrics

sadex goor xaqmudaneey hooyo xinjirtaydaa dhiigaay xaramkii labaad ey xaaska haybadiisaay sadex goor xaqmudanleeyey xogogaalkii dhaqankaay xildhibaankii noloshaay xuduntaan ka beermaay la,aantaa xayaatada hooyo xabaal baan ka gali laa ka xumeeyay ma aflaxo ka xishmeeyay ma ambado qof xaqaaga moogani ma xasilo aduunyada marka uu xijaabtana xawdkii rasuulkiyo jano waa ka xaaraan hadan xoog u leeyahay xayiraayo dhiilada xumad iyo bukaaniyo xanuun maydin kulanten anigaa xawilan laa dhibta kuu xamili laa sadex goor xaq mudanleey xiskaygiyo naftaydaay xididada halbawlaha xinjiraha u qaaday sadex goor xaqmudanleey xujadii aduunkaay xayndaabkii gusshaay xaruntaan ka beermaay la,aantaa xayaatada xabaal baan ka gali lahaa xarumaha calooshee hooyo igu xamaashee qaydkiyo xanjeerkaad hooyo igu xambaarto xanaf iyo kulayliyo xanuun fooshu leedahay xaqii naaska kama tago hadaan xoog u leeyahay xaiyaraayo dhiilada xumad iyo bulkaaniyo xanuun maydin kulanten aniga xawilan laa dhibta kuu xamili laa
Queue is empty
-- / --