VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa qasmee qalbigeega - Lyrics

waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee qurbo oo qaxar yaalee khabarkiisa kaa qarsooneed maa qaraab laga doontaa anigaa ku soo qasaaree yartii aan ku qafiifee waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee quud hortay oola qaatee qoryihiisa aan guraayee qandhadii aanka qaaday qeerkayga iga reebee waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee qaymahiisa jaceelka quwadiis kala waynaa qorshihiisa minaad ka qadid qabrigaa karoone waa qasmee qalbigayga meel iqaadaysa waayee waa qasmoo qandhadiisa isoo qabatayee
Queue is empty
-- / --