VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aakhiraay xage baad naga xigtaa - Lyrics

Aakhiroy Xaggeed Naga Xigtaa Inta gabadh xishoodliyo Nin xariira kugu maqan Ama geesi kugu xiran Xaddi way ka badantee Inaad xaajo adag iyo Xisaab leeday maqallaye Xumaan iyo samaantaa Xaaladay ku noolyiin Maanu helin xogtoodee Aakhirow xageed naga xigtaa? Maalintaa xanuunkiyo Xaqa mawdku soo galo Xabaasha iyo iilkaan Kugu soo xusuustee Xiddigaha cidhkee sare Inaad xubin ka mida tahay Inaad hoos u xulan tahay Dhulka xero ku leedahay Maan helin xogtaadee Aakhiroy xaggeed naga xigtaa?
Queue is empty
-- / --