VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allahayow nin daacad ah - Lyrics

Mahamed mooge .. Jidhku wuxuu dubaaxshaa Damqadaa halbowluhu Xididu darooraan Ama dhiiga daadshaa Afku hadalka daayaaa Ilini ay da'aysaa Doqonkaa nasiib lihii Marka ay kudooheeen Dirkaa kaa ladaadshee Kugu celisa daadkeeee Waxa ay doodi furan tahay Ruux guul daraantee Marka aad ku digatee Xaqu kuu dabree Alahayoow nin daacada Alahayoow nin daalina Deeqdaada haa usimin ....................................... Deeqaay wanaageey Dawo caafimaadeey Hantidii dalkaygaay Dhaxalkii dadkaygaay Dhaxantiyo daroorahaa Dadab laga galaayeey Dayax iyo cadceediyo Dabka lagu hirtaayeey Duca qabilka xeerlee Dambarkiyo sareenkee Diga rogashadaadanaa Dagdag laygu keenayoo Aniguba daraadaa Waaban soo dabaashee Diga rogashadaadanaa Dagdag laygu keenayoo Baldayaay ayaamuhu Isku daraja maahee Alahayow nindaacad Alahayow nin daalina Deeqdaada haa usimin lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --