VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerdillaacshe qaraami - Lyrics

Inuu damqo sowdku Maan ku dayoon Daliil iyo deelka Maansada ee Hibooy anba waan Ku haybinayee Ina abti ma iihan Wayn tahaayee Magaalada geed Kuyaal muxibooy Ayaad midabkiisa Leedahayeey Aroor yada hore Daruur onkodiyo Ufada roobku way Udgoon tahayeey Nafyahay orodoo Arligii qabo oo Halkii aad ku ogayd Kasoo eegeey
Queue is empty
-- / --