VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cabdi qaysba waydi - Lyrics

Mooyi waa banaysaa Wakhtiguba ku ciiryaa X2 Mooyi anigu waayuhu Iiga kaa wax sheegyaa X2 Waakii sagaalaad Socodkani wanaagay X2 Een weheshigeeniyo Kuugu imid waraysiye X2 Inuu jacaylku waran Yahay oon cudur ka Waynayn X2 Waa wali asteeyee Cabdi qaysba waydii Mooyi wali yaraydaa Adigu iska waabisaa X2 Mooyi aniga waayeel Nimo iga wareegtaa X2 Anuun baa samaha Wada iyo wada jirkene X2 Waji aan furnayn iyo Isha igu wareentee X2 Hadaan talo lawaydayn Arin kula walaal tahay X2 Waa wali asteeyee Cabdi qaysba waydii Mooyi waanadaydan Wax ku qadanaysaa X2 Mooyi taladan waafiga Waydaaran doontaa X2 Waayadan ba adigay Naftan waalalowsan X2 Igu kaa dulwaabtee Hedheh ila wareegte X2 Inuu wacadku kaa Hadhin uu yahay Sidii wadhaf X2 Waa wali asteeyee Cabdi qays ba waydii
Queue is empty
-- / --