VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heblaay - Lyrics

Mahamed mooge. .... Heblaaaaay heblay Gabadh ninlaa tahay Allow geeya mooyee Guur kaama sugayee Waxaanse galabta sheekada Heedhe uga goleeyahay Jacaylkaygii go'ayee Adigu gowracday Waa gunaanadkiiye Waa gubaabee iga maqal Waa gocashee ila arag Waaa gare bal ila haay ...... Sidiibaan ugudayaa Guuraha habeenimo Sidiibay uguud taal Gibishaydu owrkee Maqlay gaydhigaagii Inaad gaydha roobliyo Furtay guri barwaaqee Hadii uu geeliii kuu dhalay Aniga wayga gudhanyeee Low low low low low Markaad soogodlaysaba Ixasuuso gabadh yahay Mise waa garaad dumar Kaa guur jacaylkii ................................ Sidiibaana goornabaa Hurda gama'a uladinoo Gabalkiyoo sidiibaaaan Waagaba ugaadhinee Maqlay gogol samaan iyo Inaad gaydha dhaxamaha Gol dugsoon ka hurudeee Hadii aad gaadhay nolol wacan Anuu galin maysayninee Low low low low low Goob hadaan ku kulanana Ma igaran lahayd ani Mise waa garaad dumar Kaa guur jacayl .............................. Sidiibaanu gabaygiyo Heesa ugu guuxnaa Kaban giligliglayniyooo Qalab ugu garaacnaa Maqlay gabayadaydii Guubaaba iga timid Inaad goob ku furatee Guubaaba iga timid Maqlay goorta raaxada Inaad goob kufurateee Hadii uu caashaq kaa go'ay Aniga waygu giganyeeeee Gugeenii samaa iyo Maxasuusan gacalada Mise waa garaad dumar Kaa guuuuuuur jacaaaaylkii lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --