VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shacbaan - Lyrics

waxaan tagay shabcaantii markii aad shib iga tidhi shalay waataad idiidee shaydaanka raacdee aniguna shabeelkiyo shaahlaha libaax iyo bahalaha shuraaka.a ushakaalan caashaqa la shufbeelay hawlaha buurta shiishka dhaxa laheey kayn shareersn weheshadayeey shashafaa la ii rogay shanta faaliyee jira habraha saarka sheeda kuwa shaxa la ii keen shaf shaf fooda lays galiyeey inta ay shirbeeyeeneey shadaabaa khad laga dhigay shini dhiigeed lagu daray xabag kadina lagu shubay raran iyo dab lagu shiday ma sharaxay qardhaastii sheekhii gacantavii gali wixii shiin malagu qoray ma shirabin qardhaastii dhul shishaan god uga qoday wan shidayso lay yidhi shifo cashar la iisii shurubahaba maan galin LYrics by: Abdirashii Idiris Ali
Queue is empty
-- / --