VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan ahay waadiga dugsiyadaa - Lyrics

Waxaan ahay waadiga dugsiyada Waxaan ahay waanada macalinka Waagii baryaba,ubax laga waraabshoo Waxaan ku werweraynaa Wadankiina wax ubarta Oo xanbaara waajibkiisa Wahsanmayni Waabanmayno Warwareegimayno Weec weecanmayno Guul wacan Nolol ku wanaagsan Iyo barwaaqo Haku waaro wadankeenu Wadankeenu waa Wadnihii jidhkeenee Waraabinaayey dhiigoo Waan ku wardiyeynaa
Queue is empty
-- / --